Cumar Dhuule Collection Songs

25 comments:

Anonymous said...

waan idin salaamay.

aad baanu idiinku mahad celinay qaban qaabiyaha webkan caalamiga ah sameeyay, habeen kasta oo aanu marqaanu heesan qaaciga ayaanu dhagaysanaa hadaano nahay xerta qasab ku marqaan hehe,

mar labaad waad mahadsantihin.

Anonymous said...

woow heesta 12 ayaan ka helay, waxaasaa kaban ah off caleek yaa cumar dhuule

Anonymous said...

I'm hooked to this guy; just incredible. God bless his him.

One of the origins of the blues in Africa; as Wardii/Sudan, and Ali Farka Ture/Mali, desert people in Morocco, and some old traditional Ethiopian music.

Thank you!

Anonymous said...

yaaa salaam alaaya raxma cumar dhuule waa heeso taarikh dheer ku saabsan.

Thanks

Anonymous said...

waaw afkaaga caano lagu qabay cumar dhuule naxaristee jano eeba haka waraabiyo heestaan raxmo aad ayaay aniga saameen iigu leedahay, waadmahad san tihin aqayaarta sharagta leh dhamaantiin

zeikofunny said...

cumar dhuule fanaan qaaliya ilaahay ha u naxariisto wuxuuu ahaa xaliyaha khilaafaadka famliyada kaalitiisiina waxa weli sii haya dhaxalkii uu ka tagat

Anonymous said...

Hi,just wanna say thank you for putting together this list of songs, half of them I've never heard of.Cumar Dhuule was one of the most talented singer and song writers in the Somali history,ilaahay ha u naxariisto..His wisdom and words will always be appreciated...It's a shame they write like this anymore....


thanks again......

Anonymous said...

waaaaaaw miyaa ciil loo go'aaa this is one of the most moving song i have ever heard miyaa ciil loo dhintaa miyaaa cadho lala tagaa, nasteexo miyaa la caydshaa oo cado loo shabshaa sorry my somali is not all that but i love the lyricks dhuule is the best romantic somali song writers ever known me.... love him.... god bles to you all
..

Anonymous said...

OMG Song 32 made ​​me cry, maybe I needed to cry a little bit, haha

Thanks for this fabulous site, I love you all // sabaax

Anonymous said...

We are very pleased to hear that you like this page, it is for all of you who like cumar dhuule his music
qaaci and Kaban music.enjoy

/dhuule.com

Anonymous said...

God Bless Cumar dhuule. list ka wiilka sameeyey waan aqaan. his name we should give all the credit to him because from what i know his collection has some songs i have never heard of.

Anonymous said...

aadbaan runtii uga helay website kan, waanad ku mahadsantahay. heesta haweeya laakiin ma aha cumar dheele, waxaan filayaa inuu yahay Giriig. Mahadsanid

Anonymous said...

heesta saddexaad ee ay ku qorantahay inaan caafimaad helo,,,magaceeda oo saxan waxa la yidhaa, " Xaafuun" Mahadsanidin mar labaad

Anonymous said...

R.I.P cumar dhuule his music is wonderful i always listen qaaci and kaban music byee //// jamaal from holand

www.farhan playlist byf49218 said...

Scum bahda webkaan waxaana idiiinka mahad celinayaa Sid a wanaagsan oo aad u habayseen heesaha aan koobiga ahayn iyo fanaaniintii hore marlabaad tank you byfarhan f49218

Anonymous said...

alla beerka axx, heesahan curmar dhuule qaarkood markaan maqlo waan iska ooyaa byee farduus

Anonymous said...

woow i love qaaci music, and this is my nr 1 website. farxaan uk

Anonymous said...
This comment has been removed by a blog administrator.
Anonymous said...

Get the Dhuule APP on your Phone today! http://www.reverbnation.com/control_room/artist/790390/your_own_app

Anonymous said...

heesi waa heesi hore fanaana waa fanaaniinti hore Crmar dhuule heesihiisa aad baan u jeclahay. waan idin salaamay dhaaman inta jecel Cumar dhuule.

Anonymous said...

I'm sure song 41- Adaa Haweeyey is bu Rashid Bulo and not Cumar Dhuule.

Just saying, but don't take down the song.

Anonymous said...

cumar dhule kaban woow i was looking those songs a days. thanks guys its great website bashiir from germany

Anonymous said...

Illaahay how naxariisto cumar dhuule cali iyo dhamaan wixii islaam ahba aamiin.

Anonymous said...

ilaahay jannadii ha ka waraabiyo fanaan dhuule iyo fanaaniinta kaleba oo xijaabatay. waxay qabteen waxa la oran karaa waa sadaqo. marka heesihiisa la dhegaysto waxa yaraada dhiig karka, sonkorta, iyo werwerkaba amaba cidlada. waxan oran karaa waa daawadii rooxa.

A A abuzakariya said...

allah yaa arxamo cumar dhuule cali ilahay janadii fardowsa haku geeyo amiin waxaan aad u salamayaa akhyaarta sida gar ka ah isu xilqaantay runtii waa hawl badan waayo inaad isku duba rido waxan oo heesa ma sahlana laakin waxaaan ka codsanayaa walaalah heesta magaceeda la yidhaado MID II DARAN sideen u qaata